Yaa Garanaya Xaqiiqda Halka Hitler Ku Danbeeyay?

0
704

Markii dagaalki labaad dhamaanayay ee hogaamiyihii Jarmalka xaqiiqsaday in lagu jebiyay dagaalka, ayaa la sheegay inuu is dilay, mararka qaarkoodan waxa la sheegaa in la dilay. Waxase la sheegay in aan Hitler maydkiisa la arag taasi oo keentay in lagu  murmo inuu  nool yahay. Koox Jarmal ah oo baadhis ku samaysay arintan ayaa si rasmi u ah cadayn kari weyday inuu Hitler is dilay, ama la dilay ama uu is qariyay? Waana hal xidhaale weli la isku haysto.
 

Leave a Reply