Xikmadaha Dadka Caaqilka ah!

0
5487

Waxa jir dadka qaarkood oo aan fahamkoodu sarayn iyagoo waxa keliya ee ay gartaan tahay  waxa loo sheego. Maalin ayuu nin dadkaasi ka mid ahi wuxu booqasho ugu tegay Sheekh caalim ah oo bukay, muddo dheer ayuu la fadhiyay. Markii danbe ee uu tegayay ayuu ku yidhi : “ Sheekhii dardaaran isii adiga caalim ahe”. Sheekhii ayaa isna ku  yidhi “Haddii aad u tagto qof  buka, joogitaanka haku dheerayn, ee markaad booqato iska tag, haddii aanu ku baahnayn”.

Leave a Reply