Cunista Kalluunka Oo Ka Hortaga Xanuunka Dhiig-karka

0
810

Kalluunka ayaa ah cuntada koowaad ee Proteinka laga Helo Taasi waxay Keentaa in Qofku hadii uu Si sax ah u isticmaalo keenta in Xadiga dufanka ee dhiiga ku jirta uu ka caawiyo,Siiba waxaa lagula talinayaa in ay aad ucunaan kaluunka uu maadada OMEGA 3 FATTY ACID ay kubadantahay taas badelkee dana hadii uu Qofku aad ubadsado waxay keentaa in uu aad kor ugu kaco Dufanka dhiigu.
 
 

Leave a Reply