Taos Hum: Magaalo Culimadu Ku Wareertay!

0
348

Magaalada Toas Hum waxay ka mid tahay magaalooyinka dalka Mexsico , qof  kasta oo halkaasi booqdaa wuxu maqlaa codad aan la fahmi Karin oo ka soo dhacaya dhulka lama degaanka ah ee ku xeeran, kuwaasi oo ay dabayshu soo qaado.
Codadkan ayay maqlaan dadka degan 2%. Kuwaasi oo aaminsan inay yihiin codadka qalab aan caadi ahayn oon la aqoon, kuwo kale waxay aaminsan yihiin inay yihiin codadka Jimanka iyo shayaadiinta. Laakiin si kasta oo ay tahay waxay noqotay arrin weli ka wareeriyay cilmi baadhayaasha oo aanay u helin wax jawaab ah.
 

Leave a Reply