Macluumaad Muhiim ah: Ma Ogtahay?

0
584

Maroodigu marka ay naftu ka baxdo isagoo taagan wuxu awoodi karaa inuu sii tagnaado dhawr saacadood. – Libaax  markuu ciyo waxa laga maqlaa meel u jirta 8 Km.
Gorayaduna waxay  gaadhaa da’ahaan  75 sano  Boqorkii Qaysar kii weynaa ayaa cashuur ku soo rogay dadka uu xukumo ee labaxa gadhaka.
Sanadkii 1894 dalka Maraykanka gebi ahaantiisa waxa joogay 4 gaadhi oo keliya. Dadka ku nool Thailanda ayaa iyana  aaminasan in Maroodiga midabkiisu midbaka cadaanka ah yahay mid muqdas.
Dunida luqadaha lagaga hadlo ayaa gaadhaya 2700 luqadood. Waxaaana la sheegay in badankoodu yihiin Qaarada Aasiya. Xajmiga wadnaha Nibiriga ayaa la sheegay inay u dhiganto culayska gaadhi, Carabkiisun a wuxu noqoday 5 Mitir. Dukhsiga ayaa  la sheegay inu noolaado muddo 14 maalood ah oo kleiya.

Leave a Reply