Maxkamad Digaagad Xukun Dil Ah ku Qaaday!

0
280

Maxkamad ku taalla magaalada Baasal ee dalka Swisterland  ayaa Sanadkii 1471 xukun dil ah ku qaaday digaagad. Digaagadan ayaa lagu soo eedeyay inay tahay Shaydaan  iska dhigaya Digaagad. Isla wakhtigaasi ayaa digaagada lagu eedeeyay inay dhashay beed midabo cajiiba u ah.

Leave a Reply