Nin Iyo Yaxaas Weyn Oo Guriga Kuwada Nool

0
331

 
Sida caadiga ah waxa laga yaabaa inaad aragto jaarkaaga oo rabaystay Shimbiro, bisado, Ey iyo weliba xayawaano kale oo dad la nool ah, laakiin guriga Randi intaasiba wuu ka duwan yahay. Gurigan oo ku yaalla gobolka Penselvania ee dalka Maraykanka waxa kula nool Yaxaas dhererkiisu dhan yahay 5 Foodh.
 
Yaxaaskan ayaa guriga kolba dhinac u dhex socda isaga oo u eeg inuu si fiican ugu qanacsan yahay nolosha guriga  Randi.
Ninkan gurigiisa kuma noola haba yaraatee xayawaan kale sidaas darteedna isaga ayay wada ciyaaraan oo kolba dhabta kaga fadhiista. Dad badan ayay ku noqotay mucjiso, sida uu ninkan Randi u siiyay tarbiyada Yaxaaskan oo wuux u diro oo keliya qabanaya.

Leave a Reply