Amaan Darada Iyo Kibirka waxa laga dhaxlaa Gaajo Iyo Macaluul!

0
312

Ururka Bisha cas ayaa sheegay in goobaha Africa ee ay saameeyaan dagaaladu ay ku habsato masiibo gaajo iyo macluul ah iyadoo 10 caruur ahba uu mid u dhinto nafaqo daro. Macaluushan inta badan waxa sababa dagaalo aan macno lahayn oo siyaasad faashil iyo danaysi ah ku dhisan. Kuwaasi oo dadka abuurayaa aanay ahayn kuwa naxariis u haya bulshada. Halka Yurub Xayawaanadoodu ay hantiilayaal noqdeen Africana waxa macaluul u dhimanaya caruurtoodii iyo dadkoodii aan awoodda lahayn.
 

Leave a Reply