Xayawaan Qani Ah Oo Haysta Hanti 327 Malyuun Doller!

0
351

Inaad rumaysto in qof uu yahay Qani aad u xoolo badan waa arrin aad u fudud, laakiin ma la socotaa in Eyga lagu magacaabo Janther oo Jarmalka ku nool uu yahay midka ugu taajirsan xaywaanka. Eygan ayay hantidiisu gaadhaysaa 372 Malyun oo Doller. Hantidan waxa uu ka dhaxlay  Countess Carlotta oo lahayd Eygan. Waxa kale oo Eygani leeyahay Qasrigii ay lahayd ee ku yaallay Miami iyo weliba hanti kala oo badan.

Leave a Reply