Wax Ka Ogow Toban Faa’iido Caafimaad Ee Ku Jirta Carrot-Ka (Daba Casaha)

0
1299

Carrotka ayaa waxa uu yahaw khudaarta Cagaaran ee Kasoo Baxda dhulka Sida dabiiciga ah laakiin, habab kala duwan ayaa loo isticmaalaa marka lamariyo warshadayn.

  1. HORUMARINTA ARRAGA: Carrot ka ayaa waxaa uu kow kayahay waxyaabah araga Kordhiya waxana aad u isticlmaala wadamada Reer Galbeedka Dhaqan ahaan waxaa kaloo uu qani kuyahay Maadad Beta-carotene taas oo ubadasha Vitamin A Dhinac Beerka Halkaas oo lagu sameeyo Vitamin A toosna loo keeno Isha qaybta Retina Kana qaybqaadata in Ishu aragto sida midabka Basaliga ah oo kale waxaanay uwanaagsan tahay araga habeenkii Waxaa kaloo ay inaga ilaalisaa ama ay ka hortagtaa in ay daalaam muruq yada indhah taas oo inta badan timaa marka
    qofku da,a gaadho sidoo kale tani waxay ku dhici kartaa meelo badan oo jidhka kamida. Daraasad lasameeyay ayaa sheegtay in dadka cuna ama isticmaala Carrotka aya 40% ay uga halis yaryihiin dhinaca maruq yada indhaha ee daala kuwa aan isticmaalin.

2.KAHORTAGA CANCER KA: daraasad aya sheegtay in carrot ku uu kaa caawin karo Cancer ka kudhaca dhinaca SAMBABKA NAASAHA Dumarka iyo Cancerka kudhaca caloosh ama ABDOMINAL, Daraasadan ayaa shaaca kaqaaday in ay kujiraan lamo maado oo loo yaqaan falcarinol iyo falcarindiol oo dareemaay waxyaabaha sababaya cancerka kana hortagaya madadan Falcarindiol ayaa ah mid kamida waxyabah dabeeciga ee lagula dagaalamo Cayayaank ee uu soosaaro Carrot ku taas oo inta badan ka hortagta inuu xididkiisa uu cuno FUGAYGU Carrotka aya ah mid kamida Ila guud ee laga helo Maadoyinka ama Isku dhiskan, Daraasadu waxay sheegtay in Sadexmeelood marka looqaybiyo halkamida uu hoos udhigo khatarta cancerka cunista carrotka.

  1. WAXAA UU HOOS UDHIGAA DA,A: Xadiga sareeya ee maadada Beta-carotene ee laga helo Carrotka ayaa iyana waxaay kahortagtaa suntan waxyeeli karta Unugyada iyadoo sii dhexmaraysa Falgalada Ka dhexdhacaaya Jidhka , Waxay kaloo kaa caawinaysaa inay unugyada Jidhku Gaboobaan taas macnaheeduna waa in qofka ay ka caawiso inaanu ku iman gabow dagdag ahi .
  2. MAQAARKA CAAMFIMAAD QABA: Vitamin A iyo waxyaabaha kale ee kahor taga suntu waxay jidhka kadifaacaan waxyeelada Cadceeda ee jidha Kufilaanshiiya la,aanta Vitamin A ee jidha waxay sababtaa, In Maqaarku uu qalalo,Timaha, Cidiyaha, waxaa kaloo uu Vitamin A kahortagaa Finanka jidhka ama Araga indha ee xaga midabada,qalaylka jidhka
  3. KAHORTAGA INFECTIONS: Carrotka ayaa waxaa loo isticmaalaa dhinaca Herbal ahaan Si uu uga hortago Infection ka waxaa loo isticmaalli karaa sida isagoo Qeedhin ama La karkariyay.
  4. KAQAYB QAADASHADA CAAFIMAADKA MAQAARKA: Caorrot ka ayaa waxaa loo isticmaalaa sida inuuyahay shay qaali ah waliba waxaa badanaa loo isticmaalaa wajiga iyadoo lagu daraayo qadar Malab ah .
  5. KAHORTAGA WADNA XANUUNKA:Daraasadan ayaa muujinaysa in deli tirka cuntada sareeya ee ay kubadan tahay protein ka carotene oo jidhku uu isticmaalo gaar ahaan Timaha iyo Cidiyaha inay xidhiidh la leedahay hoos udhiga khatarta xanuunada wadnaha ku dhaca, Carrotka lagama helo oo kali ah carotene ee wxaa laga helaa oo kale Alpha carotene , iyo Lutein oo dhamaan tood ah protein, sidoo kale waxaa uu hoos udhigaa Xadiga duxda ee jidh waayo waxaa kujirta Protein ka Fiber.
  6. NADIIFINTA JIDHKA: Vitamin A ayaa waxaa uu caawiyaa in uu Beerku soo ssoro dareerha Sunta ah ee uu kaydiyo lagana saaro jidhka waxaa kaloo carrotku uu yareeyaa Dhaacaanka Bile ka Looyaqaan ee uu beerku soosaaro Kana ilaliyo Duxda Badan waxaa kale oo miiqyada dhaadheer ee carrotku ay utaaganyihiin inay Beerka ka caawiyaan Nadiifinta waxaa looyaqaano COLON oo ah qayb kamida Mindhicirka wayn oo udhaxaysa CECUM iyo RECTUM oo Ah labo Meelood oo aad uqoyaan badan Kadib dheef siidhka Cuntada Kadibna waa uu dadajiyaa ama waa uu fudaydiyaa si walxaha qashinka ah looga saaro jidhka .
  7. WAXAA UU ILAALIYAA CAAFIMAADKA ILKAHA IYO CIRIDKA :Qodobkan ayaa waxaa laga qoray daraasado badan oo aad u dhaadheer Carrotka ayaa waxaa uu wax kataraa Caafimaadka ILKAHA iyo kan AFKA waxbay Caafimadka qaar leeyihiin waxaa Ilkaha laga saaraa haraaga cuntada sida Burushka oo kale Carrotka ayaa waxaa uu cariyaa Ciridka ama melaha ay katimaado CANDHUUFTU taas oo soo daysa ALKALINE ama BASE kaas oo dhedhexaadiya xadiga ACIDITY ee siimaraysa cavity ama tegaysa caloosha, waxaa kaloo uu adkeeyaa ilkaha kana hortagaa in ay waxyeeloobaan

Waxaan kusoo gabagabayn doonaa qaodobka ugu dambeeya oo ee maqaalkan ayaa waxaa uu noqonayaa

  1. WAXAA UU KAHORTAGAA STROKE GA : Daraasadu waxay leedahy wax lalayaabo maah dhamaan faaiidooyinka aynu xaga sare kusoo sheegnay Jaamacada Harvard University ayaa sheegtay dadka in kabadan Lix carrot cuna weegii ay aad ugu cabasho yaryihiin dhinaca Stroke dadka aan cunin ama bishii hal xabo cuna Dhamaan darasadan ayaa waxaa qortay Majalada care2 ee dhinaca caafimaadka

W/Q: Maxammed Xaamud Cali

Leave a Reply