7 Bilood Ayuu Dawo Been Ah Iibinayay!

0
571

Dalka Sacuudiga ayaa lagu xidhay  nin u dhashay dalka Pakistan oo muddo toddoba bilood ah dadka ka iibnayay kaadidiisa isagoo ugu sheegayay  inay tahay kaadida geella oo lagu daweeyo xanuuno badan. Ninkan ayaa loo gudbinayaa maxkamadda si kiiskiisa loogu dhegaysto.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here