Maalin Keliya Gabadhiisa Telefoon Kulama Hadal!

0
385

Ninkii curiyay Telefoonka maanta dunida aad looga isticmaalo oo la odhan jiray Alexander Graham Bell oo noolaa ( March 3, 1847 – August 2, 1922) wuxu ahaa saynisyahan, iyo wax hindisa ama curiya, iyo weliba Engineer. Wuxu nin u dhashay Scottish.
Alexander  inkasta oo uu curiyay qalabkaasi  isgaadhsiinta hadalka ee telefoonka, haddana nasib adaro malin keliya kulam hadal hooyadii iyo xaakiisa telefoonkaasi uu sameeyay sababtuna waxay ahayd iyagoo ahaa labadooduba kuwo dhego la’ oo aan waxba maqal.

Leave a Reply