Hindiya: 2.3 Malyan Qof Oo Hal Shaqo Codsi U Qortay!

0
490

Dad gaadhaya 2.3 Malyan qof  oo Hindi ah , oo inka badan 200 qof ay haystaan shahaadada PHD ayaa saf u galay shaqo ka banaan xafiiska dawladda ee  waqooyiga Hindiya.
Shaqadan ayaa ahayd qof  xafiiska waraaqihiisa qaada oo u kala gudbiya goobaha looga baahan yahay (Badhiwale).
Wakaaladda Wararka Jarmalka ayaa sheegtay in shaqooyinka Hindiya ay sidaasi iska yihiin. Waxayna hore u tebisay shaqo 2 qof  laga doonayay oo in ka badan 222 kun qof, oo 225 ka mid ahi ay ahaayeen PHD codsi usoo qorteen. Kuwaasi oo mushaharka uu qaadanayaa ahaa $ 300 oo keliya. Waxaana ay intaasi ku dartay in 13 malyuun oo qof oo ah da’da u dhaxaysa 15-35 ay  yihiin kuwo ka cabanaya shaqo la’aanta baahsan.

Leave a Reply