Qiso“Macalinkaa Igu yidhi Waad Maskax Adag tahay”

0
355

Maamulayaasha dugsayada aya loo sheegay in maalinka berri ah usoo mari doono kormeeruhu.
Laakiin gaadhigiisa ayaa dariiqa kaga xumaaday, sababo dhinac mishiinka ah.  Isagoo weli dariiqa taagan ayuu arday soo maray, waxaana uu arkay ninkan ku wareeray gaadhiga , waxaana uu ku yidhi ma ku caawiyaa?.
Kormeeraha ayaa ku yidhi  Miyaad baabuurta wax ka taqaanaa? Waxaana uu ku yidhi haa. Wuxu qaatay qalabkii , kuwarka ayuu ka qaaday , ugu danbayntii wuu hagaajiyay.
Markii gaadhigii u hagaagay ayuu Kormeeruhu ku yidhi oo miyaanad dugsiga tegayna.
Waxaana ardaygii ugu jawaabay maya , Maamulaha aya igu yidhi “ Maanta kormeerihii ayaa imanaya adiguna waad qalbi adag tahay oo waxba garan maysid iska tag gurigiina.
Sidaas ayay kuwa badani u lumiyaan awoodaha ardayda iyagoon dhinacyo badan ka eegin.
Thomas Edson oo laamabada dunida u shidayna dugsiga waxa looga eryay in aanu lahayn fahmadii waxbarasho.

Leave a Reply