SHIRKADO LAGA DOONAYO CASHUURO DHAN $ 34 MILYAN

0
346

Gudiga Yurub ayaa sheegay in habka adag ee caalamiga ee ay shirkadaha u isticmaalaan inay ku yareeyaan canshuurta ay bixiyaan inay ka soo horjeedo sharciyada Yurub.
Dacwad la xiriirta shirkadda Starbucks ee kafeega iyo shirkadda samaysa baabuurta ee Fiat Chrysler, ayaa labada shirkadood ku amartay inay bixiyaan ilaa 34 milyan oo dollar ($34). Starbucks ayaa sheegtay inay racfaan ka qaadanayso go’aanka.
Shirkadda ayaa dhaleecooyin badan la kulantay sanadihii la soo dhaafay iyo shirkadaha kale ee ay ka mid yihiin Amazon iyo Apple, kadib markii ay bixiyeen canshuur yar waddamada ay ganacsiga badan ka sameeyaan.

Leave a Reply