Obama iyo Putin oo ka hadlay Suuriya

0
380

Madaxweynaha Maraykanka ayaa kulan la yeeshay dhiggiisa Ruushka, iyagoo ka wada hadlay xaaladda Suuriya.

Obama ayaa ka dalbaday dhigiisa Ruushka Vladamir Putin in ololihiisa milatari ee Syira ay xoogga saaraan la dagaalnaka ururka la baxay Dowladda Islaamiga.
Labada hoggaamiye waxay ku kulmeen kulan madaxeedka dalalka hormaray ee G20 ee ka dhacaya dalka Turkiga.
Aqalka cad ayaa sheegay in labada hoggaamiye ay ku hehsiyeen baahida loo qabo in dalka syria uu ka dhaca kala guur siyaasadeed.

Leave a Reply