Taariikhda Wuxuu Ku Galay Ninka Dunida Ugu Xoogga Weyn

0
560

Nin u dhashay dalka Masar oo lagu magacaabo Maxamed Xasan Shamsuun kuna dhashay magaalada Qaahira ayaa noqday kan dunida ugu xooga weyn .
 
Shamsun ayaa saddex jeer ku galay buuga jiiniyiska inuu yahay ninka ugu xooga weyn dunida.. Waxaana uu awood u yeeshay inuu ku jiido ilkihiisa dayuurad iyo weliba baabuur. Arintan ayaa noqotay Taarikhooyinka yaabka leh ee ninkani caanka ku noqday.
 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here