Shiinaha Oo Dayuuradaha Loo Isticmaalayo Sida Tagaasida

0
294

Dalka Shiinaha ayaa laga bilaabay adeeg gaadiid oo cusub. Adeegan ayaa ah in dayuuraada Helicopter ah loo kiraysan doono sida Taxiga caasimadda Shiinaha ee Bekiin.
Nooca adeegan cusub waxa wada jir u bilaabay shirkada Rinod Star ee hawlaha hawada iyo shirkada Dedi  oo ah shirkada ugu weyn dalka Shiinaha ee kiraysay gaadiidka.
Madaxa suuq geynta shirkada ayaa Reuters u sheegay in 10 kun oo qof ay diiwaan gashan yihiin shirkadan wakhtigan oo macmiil ah. Nooliga dayuuradan ayaa ah marka laga raaco Bekin ee lagu tegayo magaalo 100 km u jirat qarash aan badnayn. Shiinaha ayaa la filayaa inuu shanta sano ee socdo noqdo suuqa dayuuradah sida khafiifka ah loo kiraysto ama magaalooyinka ku soo kordhay adeegan gaadiidka cirka.

Leave a Reply