Way dhici kartaa in aanu ahayn kan ugu cagta weyn dunid Mr. Igore, laakiin haddana dalkiisa Maraykanka wuxuu ka waayay kabihii uu xidhan lahaa. Wakhtigan waxa u suura gashay inuu guriga ka baxo isagoo xidhan kabo qiyaas ahaan leeg, ka dib markii loo sameeyay. Shirkadda kabaha gaarka u samaysay ayaa ka qaadatay 20 kun oo doller, waxayna sheegtay in qiyaasta kabahaasi oo aan caadi ahayn ay ahayd mid ay aad ula saayirtay. Mr. Igor Vovkovenska oo da’diisu tahay 24 sano ayaa ah ninka shanaad ee dunida ugu dheer iyado dherekisu noqday 2.35 cm.

0
451

 
Way dhici kartaa in aanu ahayn kan ugu cagta weyn dunid Mr. Igore, laakiin haddana dalkiisa Maraykanka wuxuu ka waayay kabihii uu xidhan lahaa. Wakhtigan waxa u suura gashay inuu guriga ka baxo isagoo xidhan kabo qiyaas ahaan leeg, ka dib markii loo sameeyay.
Shirkadda kabaha gaarka u samaysay  ayaa ka qaadatay 20 kun oo doller, waxayna sheegtay in qiyaasta kabahaasi oo aan caadi ahayn ay ahayd mid ay aad ula saayirtay. Mr. Igor Vovkovenska oo da’diisu tahay 24 sano ayaa ah ninka shanaad ee dunida ugu dheer iyado dherekisu noqday 2.35 cm.

Leave a Reply