Iibka Magaaladii Shayadiinta!

0
322

Dalka Maraykanka 2dii, bishan Decmeber  waxa iib loo soo bandhigay magaalada SWuit South Dekota gebi ahaanteed. Magaaladan ayaa ah mid aan cidi deganayna oo dhismayaasheedu ay cidla yihiin.
 
Waxaana la sheegay  in looga qaxay  waxyaabo aan muuqan oo dhib ku haya dadka. Xafiiska iibka soo bandhigay (Real Estate) ayaa ku sheegay qiima dhan 250 kun doller. Magaaladan ayaa ka kooban tahay 6 hector.
Bishi June sanadkii 2014 ayaa hore loo soo bandhigay iibkeeda laakiin wakhtigaasi waxa codsatay  shirkad Ruush ah oo filimada samaysay si ay ugu samayso filim laakiin haddana may suurtagelin.
Magaaladani waxa ka dhisan guryo , goobo makhaayado noqonaya, boos iyo sariibad iyo dhamaan waxyaabaha magaalooyinka casriga ahi ay leeyihiin. Sababta ugu weyn ee magaaladan ay dadkii degenaa uga guureen ayaa lagu sheegay inay tahay iyagoo degan jiman iyo shayaadin.
 
 

Leave a Reply