Bakteeriyada Loo Adeegsado Dagaalada Ciidamada!

0
303

Dalka Talyaaniga ayaa sanadkii 1649 – 1651 uu weerar ku qaaday ciidankii dawladii Cusmaaniyiinta oo wakhtiagaasi gacanta ku haysay magaalada Kiriit. Waxayna ku sii daysay ciidankii halkaasi degenaa bakteeriyada dhalisa xanuunka daacuunka.
Taariikhyahanada Talyaaniga ayaa sheegay in ciidanka Talyaanigu ay diyaariyeen dareere ay ku jirto bakeeteerriyadu  daacuunka ka dibna ay dhigeen ciidanka Cusmaaniiiinta dhexdooda (Turkiga maanta).
Arintan ayaa keentay in ciidanka uu ku dhaco xanuunkaasi oo ay goobta ka baxaan. Hubka daacuunka ah ayuu Talyaanigu hore ugula dagaalamay Mongoliya  sanadkii 1346. Waxa kale oo adeegsaday Ruushka iyo Sweden dagaalkii Stoniya sanadkii 1710.

Leave a Reply