Nin Muddo Dheer Sii Jeed U Socda!

0
350

Nin u dhashay dalka Hindiya oo lagu magacaabo Mani Mantian ayaa muddo 25 sano ah u soconayay isagoo sii jeeda. Mani ayaa jebiyay qiyaasta uu qof socon karo isagoo aan xagiisa hore eegayn.
Waxaana uu sheegay markii ugu horaysay inuu ku bilaabay isagoo 300 km u socoday dhiniciisa danbe.  Ninkan ayaa ka iibsaday telefonka gacanta tuuladiisa Akraharam, waxaana uu sheegay inuu ku faraxsan yahay nuu jebiyay qiyaastii hore loo dhigay

Leave a Reply