Hindiya: Dhisme Qurux Badan Oo Jiray 300 oo Sanno Loona Dalxiiso

0
349

Waa qasri ku yaalla dalka Hindiya oo la dhisay sanadkii 1799 m. Qasrigan ayaa si farashaxnimo ah loo dhisay kaasi oo leh 953 daaqadood oo uu hawada ka qaadanayo. Qasrigan oo loo dalxiis tago wuxu leeyahay goobo lagu raaxysto oo ubax, dhagaxaan qurux badan oo buuro la mood ah.
Waana mid ka mid ah goobaha ugu caansan goblka Rajistan ee dalka Hindiya. Dhismahan oo  ka kooban shan dabaq isagoo jira saddex qarni haddana waa kuwa ugu adag wakhtigan xaadirka ah.  Waxaana adeegsan jiray wakhtiyada xagaaga Maamulkii Jiiboor. Wakhtiga uu waagu beryo ayuu noqdaa dhisimahani mid dhalaalaya oo ay dadku xiiseeyaan.

Leave a Reply