“Shaqooyinka Yaabka leh Ee Dunida”

0
347

Inta badan dadku waxay raadiyaan shaqooyin wanaagsan oo ay ku daboolaan baahiyahooda, laakiin had iyo jeer dabayshu kama timaado dhinac ay Maraakiibtu doonayso. Haddaba waxa jira shaqooyin yaab leh oo mararka qaarkood aanad rumaysan Karin, una muuqanaya in qofku ku jiro ciqaab iyo dhibaato aduun.
Roizin Madikan oo 22 jir kuna nool magaalada Bermingham ee dalka Ingriiska ayaa ka heshay  shirkada Simon Horne Company oo samaysa qalabka raaxda ee guryaha iyo shaqo ah inay sariiraha ay iibinayso shirkadu ay ku seexato maalintii 6:00 ilaa 6:00 fiidnimo sida dadka iibsanyaa ay u arkaan muuqaalka marka qof ku seexdo ay leedahay, iyadoo bishiina la siinayo lacag dhan 1000 Pound.

Leave a Reply