Qarnigan Dhamaadkiisa Iyo Isbedelka Yurub!

0
375

Daraasad ay samaysay Xarunta Pew Research ee Yurub sanadkan 2015 ayaa cadaysay in diinta Islaamku ay tahay diinta keliya ee qaaradda Yurub sida dhakhsaha ugu faafaysa, halka dadka diimaha kale haystaa ay  ka baxayaaan diimahooda.
Daraasadda ayaa intaasi ku dartay in iyadoo ay jirto cadaadis weyn oo lagu hayo islaamka haddana ay diintani tahay ta keliya ee sida xawliga ah ay dadku u geliyaan. Daraasadda ayaa in Qarnigan dhamaadkiisa Yurub ay noqonayso qaarad Islaam ah.

Leave a Reply