Tallo Ku Saabsan Caafimaadka Indhahaaga Iyo Khatarta Isticmaalka Computerka

0
370

Caafimaadka Indhaha Iyo Fayo-dhowrkooda
Indhahaaga Si Joogto ah Ula soco Caafimaadkooda
Ha Akhriyin Qoraalada Ku qoran Gaadiid soconaya
Indhahaaga Ka fogee wixii aad Akhriyayso Ugu Yaraan 40 cm
Markasta Wax ku akhriso Meel iftiin kugu filan leh
Marka aad Fadhiisanayso Toosi Dhabarkaaga
Goor Hore seexo
Sigaarka Iska Jooji (saamayn ayuu Ku leeyahay Aragaaga)
Indhahaaga Si Joogto ah ugu Maydh Biyo Qabow.
Fayo dhawrka dadka aad u adeegsada Computers-ka
U isticmaal Muraayadaha Indhaha, sida dhakhtarku ku faro
Ka fogow Una jirso Shaaashada Dhererka gacantaada
Ka feejigno Dhaygaga ama Eegmada Xooggan
Qaado Nasasho Joogto ah, Hawshana si googoos ah u wado
Ilbidhiqso marwalba ama shantii sikinba mar.
 
 

Leave a Reply