Shiinaha: Shil ka Dhacay God Macdaneed

0
445

Mulkiilaha meel macdanta laga qodo oo ku taal Shiinaha, ayaa si toos ah isu dilay kaddib markii dhagax ku soo dhacay goobtiisa macdan qodista ay ku xanibmeen 17 macdan qodayaal ah.
Sida laga soo xigtay warbaahinta Shiinaha, ninkan ayaa godka isku tuuray iyadoo howsha badbaadada shaqaalihiisa ay socotay.
 
Hal qof ayaa dhintay, waxaana ka baxsaday shilka afar kale markii uu jimcihii dumay godkaasi.far been rescued (pictured), with one body recovered
Haseyeeshee waxaa ilaa hadda ku xaniban godka 17 oo lagu jiraa samatabixintooda, waxaana jira dhawr kale oo la soo badbaadiyay.
Taariikhda shiinaha ayaa waxa ku jira shilal xunxun oo warshadadeed.
Waxa kii u danbeeyay dhacay maalmo ka hor markii dhul go’ ka dhacay goob dhisme koofurta shiinaha.
 
 
 

Leave a Reply