Laba Malyuun Oo Telefoon Nacasnimo Ah Ayaa Na Soo Gaadha!

0
522

Booliiska Japan ayaa soo saaray telefooonada ka soo codsaday gargaarka degdeg ah sanadkii 2015. Booliiska ayaa sheegay in rubuc ka mid ah telefoonada soo codsaday booliiska ay ahayeen kuwo nacsanimo ah oo wakhti lumis ah.
Telefoonada na soo gaadhay qaarkood waxay noogu yeedheen iyagoo cayayaan ka baqay , iyo kuwo suuliyadu ka xumaadeen, dhamaantood waxay ahayeen kuwo nacasnimo ah. Booliiska ayaa sheegaay in 8.5 malyuun telefoon degdeg ah ay soo gaadheen booliiska , laakiin laba malyuun oo ka mid ah ay  ahaayeen kuwo aan macquul ahayn oo wakhti lumis ah.

Leave a Reply