Miisaanka Weyn Ayay Habluhu Ku Diideen!

0
486

Wiilka sawirka ka muuqda ayaa noqday mid aad u culus ka dib markii uu gaadhay miisaankiisu 210 kg. Ninkan ayaa gabadhii uu doonayay inuu guursado ay diiday ka dib markii ay ku tidhi “aad ayaad u buuran tahay, aniguna ma rabo nin sidan u buuran”.
Wiilkaasi ayaa ka naxay erayada gabadha waxaanu uu bilaabay inuu si dhakhso ah isaga rido baruurta si uu guursan karo. Waxaana wakhtigan  miisaankiisu gaadhay 96 kg, sida ka muuqata sawirka.

Leave a Reply