Muhaajiriin la Helay Maydadkooda

0
441

Warfaafinta Turkiga ayaa sheegtay in ugu yaraan sagaal mayd oo ay ku jiraan carruur laga helay badda Aegean.
Fiidye  iyo sawirro ayaa laga arkay dadka dhintay oo xidhnaa jaakadaha dabaasha oo laga helay xeeb u dhow magaalada Ayvalik.
Mid kamid ah wakaaladaha wararka ee Turkiga, ayaa sheegtay in doonta ay gadoontay iyadoo u socoto Gariiga.
Waxay sheegeen in ilaalada badda ee Turkiga iyo boliiska ay raadinayaan dad kale.
 

Leave a Reply