Dalka Ustareliya ayaa aad ugu dadaalaya sidii uu bulshadiisa ugu dhiirigelin lahaa wax akhriska, taasi oo uu kala mid yahay iyagoo dalal kale oo Yurub ahina sidaasi ku dadaalayaan.
Dawladda Usterliya ayaa kumanaan buugaagta akhriska ah ku daadisa dariiqyada xidhan iyagoo doonaya inay dadku bilaash ku qaataan .
Waxa u banana muwaadin kasta inuu akhriyo ama inuu bilaash ku qaato. Dawladda ayaa sheegtay in akhrisku yahay kan keenaya horumarka dalka iyo aqoonta dadkaba.