Maalmaha Ku Dhaafay Wax Ku Qaadasho

0
718

Niyad jabku marna xal kuu noqon maayoย . Werwerka iyo walbahaarkuna mushkiladaada kuuma xalilayaan. Wax ku dhaafayna murugadu ma soo celiso. Baro in qalbigaaga aad ku beertid sabir, waxaad ogaataana in allah (sw) la jiro kuwa sabra.
Quruxada iyo wanaaggaย  nolasha waxaad dareemaysaa markaad maalin kasta oo qoraxadu ay kuu soo baxado aad aaminto in ay tahay deeq rabi kaaga timid si aad u furato bog cusub, oo khayr ka buuxo kuna waayo aragto wixii wakhti kaa luma iyo khasaarihii shaly!..
Maxaa yeelay si kasta oo aad u fikirto marna kuuma soo noqonayo wakhti ku dhaafay, kana ad taagan tahay ka faaโ€™iidasyo.

Leave a Reply