Taageero uu ka Helay Donald Trump Haweenay Caan ah

0
350

Kuxigeenkii musharaxii hore ee madaxtinimada Mareykanka, Sarah Palin, ayaa taageertay in Donald Trump loo magacaabo in uu noqdo musharaxa sanadkan ee xilka madaxtinimada ee Xisbiga Jamhuuriga.
Waa teegaradii ugu sarreysay ee uu bilyaneerka ka helo qof sidaa caan u ah.
Mr Trump ayaa bayaan uu soo saaray waxa uu ku sheegay in uu aad ugu faraxsan yahay in ay Sarah taageerto.
Ms Palin, oo sideed sano ka hor waxa ay kuxigeen u aheyd musharaxii hore ee madaxtinimada Mareykanka, John McCain, ayaa waxaa loo arkaa shakhsi saameyn ku dhax leh Xisbiga Jamhuuriga.
Ms Palin ayaa dadkii isu soo baxay waxa ay ku boorisay in ay diiradda saaraan sida uu Trump waajibaad isaga saarayo milateriga Mareykanka:

Leave a Reply