Maska Baddu Waa Mid Ka Halis Badan Kan Beriga!

0
472

Dunida waxa ku nool xayawaano kala duwan oo bad iyo beriba ku jira. Maskan sawirka ka muuqdaa waxa uu ku nool yahay dalka Indonisiya badiisa isagoo weliba ku noolaada halka badda ugu hoosaysa. Maskan ayaa la sheegay inay adag tahay sida lagu arkaa, waxaana la sheegay in maalintiisu ay tahay habeenkii. Maskan wuxuu uu cunaa xayawaanada yaryar ee badda ku  jira dooga ka baxa badda hoosteeda. Dhererkiisu waxa lagu qiyaasay inuu yahay 8 cm. Waxaana uu ka mid noqday xayawaanada ugu cajiibsan noolaha la yaqaano. Waxa kale oo la sheegay inuu yahay mid ka sun badan masaska berriga.

Leave a Reply