Isbitaal Caan Ka Noqday Taariikhda

0
302

Dhismayaal qadiimi ah oo aan cid ku jirin gidaradoodun dil dilaaceen ayaa ka mid ah Isbitaalkii Pletesz oo lagu dawayn jiray hogaamiyihii Naziga ee Jarmalka Hitler.   Isbitaalkan ayaa la dhisay horaantii qarnigii 19aad, wakhtigaasi oo lagu  dawayn jiray dadka qaba xanuunka TB-da oo aad ugu badnayd magaalada Berlin ee dalka Jarmalka.  Mudadii dagaalka labaad socday waxa lagu dawayn jiray dhaawaca askarta. Laakiin sanadkii 1945 ayuu gacanta u galay ciidankii Ruushka, kaasi oo laga dhigay Isbitaal ay leeyihiin ciidanka Ruushku, kaasi oo sidaasi ahaa tan iyo  sanadkii 1990.

Leave a Reply