Adigu sidan miyaad samayn kartaa?

0
783

Markii maanta aan doonayay inaan ku noqdo gurigayga waxaa soo da’ay roob weyn, laakiin waxaan la kulmay nin da’ ah oo sita dalaayad weyn, oo aanu isku dariiq noqonay. Dalaayadii ayuu iigu yeedhay inaan roobka  ka wada galno, waana aanu is raacnay.
Markiii aanu meel dhexe marayno ayuu dalaayadii laalaabay, markaasi ayuu aniga ii dhiibay oo igu yidhi ” Hoo qaado adigu aniga gurigaygu waa kan aan taaganahaye, hadda baahi iima hayso aniga, waxaana aan u laalaabay si aad u aragto, qaabkeed haddana kala furo”. Waxaan ku idhi Mahadsanid. Adigu sidan ma samayn lahayd?

Leave a Reply