Mar Kasta Horumarku Waa Hooyada!

0
332

Markii awowgii oo hantiiile ahi uu gaadhay 70 sano, ayuu haddana ka qalin jebiyay Jaamacad isagoo qaatay shaahadada dhinaca maamulka ganacsiga. Markuu weydiiyay isagoo shirkado leh oo ahaa nin shaqaysta waxa ku kelifay da’dan inuu aqoonta ugu sabro oo uu qaato shahaadadan wuxu ku yidhi ”  Waxaan fulinayaa ballan aan hooyaday  la galay oo ay igula talisay inaan aqoonta ganacsiga shahaado ku qaato, waxayna dhimatay 50 sano ka hor iyadoo xanuunka kansarku sabab u ahaa. Waxaana aan qiimayanayaa balantaasi.

Leave a Reply