Waa Hab Sadaqada Loo Bixiyo Oo Casri Ah!

0
531

Markii uu galay makhaayad ku taalla dacalka magaalada wuxu ka dalbaday koob shaah ah, laakiin wax yar ka dib waxa soo fadhiistay nin kale oo dalbaday laba koob mid ii kalena mid kalen waa gidaarka ayuu ku yidhi.
Ninkii shaqaalaha ahaa ayaa u keenay koob isaga waxaan uu gidaarka ku dhejiyay warqad ay qoran tahay koob shaah. Isagoo weli yaaban ayuu nin kale sidaasi sameeyay oo so ag fadhiistay.
Mar danbe waxa soo galay nin kale oo isaga ag faadhiistay waxaana uu ka dalbaday koob shaah ah oo ah kii gidaarka. Waana loo keenay oo iska baxay.  Markaasi ayuu ninkii shaqaalaha ahaa gidaarka ka jaray hal warqad ah. Waxaan ogaaday inay tahay hab mucjiso ah oo sadaqad loo bixinayo. Mar kasta kan gidaarka waa ka sadaqada uu ugu talo galay qofku.

Leave a Reply