Waxay Meheradaydu Ku Guulaysatay?

0
359

Nin 80 sano jiray oo haysta shirkad guulaystay ayaa la weydiiyay inuu dadka siiyo talooyin waxaana uu yidhi afar arimooda sameeya: Akhri wax aanay dadku akhriyin, Ka feker wax aanay dadku ka fekerin, same wax aan dadka kale qaban, sheqee wakhtigan ay hurdaan ama nasanayaan.
Maanta waxa kale oo aan maqlay  qani ah oo ka sheekaynaya waxa ugu badan ee ee uu ka qoomamadoo noloshiisa ?  Waxaana uu yidhi: Waxaan ka xumahay inaan ka qayb gelin tartan ciyaareed wiilkayga yar, iyo xafladii qalin jebinta gabadha aan dhalay. Markaasi ayaa qoslay oo aan farxay maxaa yeelay aabahay ma ahi Milyaneer haddana wuu ka soo qayb galay xafladahayaga dhamaantood  aniga iyo walaalkay.   Waad fahantay hadafka!

Leave a Reply