Nin maalqabeen ah ayaa yidhi maanta shaqaalaha shirkadayda ka sheqeeya tiradoodu waa 130 shaqaale , raasamaalka aan ku shaqaysaana waxay gaadhaysaa malyuun doller. Waxaan shirkada bilaabay muddo 10 sano ka laga joogo.
Wakhtigaasi waxa shaqadii aan ka hayay iga eriday shirkadda IBM, maalintaasi oo aan aad u naxay una werweray. Haddii aanay eryin maalintaasi maanta waxa laga yabaa inaan fadhiyi lahaa miisaaska shirkadda IBM mid ka mid ah.
Inaad arrin ku dhaqaaqdo oo aad ku fashilanto ayaa toban jeer ka wanaagsan in aanad waxba isku deyin oo aad iska fadhido