Waxay u Buuxiyeen Booskii Waalidnimo

0
317

ciidanka gargaarka caafimaadka ee Holand ayaa loogu yeedhay haweenay shan carruur ah dhashay oo yaryar oo macaanku si xun ugu kacay. Markii ay yimaadeen waxay hooyadii ula carareen dhinac Isbitaalka, laakiin iyaga laba ka mid ah ayaa guriga ku  hadhay oo caruurtii yaryarayd rashinkii u diyaariyay, Markii ay  raashinkii caruurtu cuneena weelkii ayay haddana ka xaleen , iyagoo qolkii ay wax ku cuneena nadiifiyay.

Leave a Reply