Waa Inaad Noqoto Qof Nolol lala wadaagi karo?

0
441

“Ha ku dadaalin  inaad dhisato guri weyn oo aad ku noolaato, laakiin ku dadaal inaad dhisto guri aad ku noolaato oo xasiloon oo ay ka dhex iftiimayso akhlaaq wanaagsan iyo Allah ka cabsi “
“ Farxaddu maaha inaad Nolosha wadaagtaan qof kuu qalma, laakiin farxaddu waa inaad adigu marka hore noqoto qof u qalma in nolol la wadaago”
“Quraanku qofka markasta akhriya wuxu u kordhiyaa hanuun, wuxuuna siiyaa caafimaad , wuxuuna dareemaa farxad iyo nabad gelyo”
“ Saaxiibka dhabta ahi waa kan kaaga fikiraya inaad tahay  beed qurux badan xataa haddii aad xun tahay, ee doonaya inuu ku toosiyo”

Leave a Reply