Markii ay usoo gashay dahabalaha waxay ka codsatay inuu u sameeyo kaatun dahab ah oo 5 gr, markii ay heshiiyeen ayay lacagtii siisay. Dahablaha aya aka codsaday inay naqshadda ay doonayayso ay ka doorto noocyada ka muuqda dukaanka, laakiin gabadha ayaa ku tidhi waxaan anigu doonayaa inaad shaydaan iigu eekaysiiso.
Dahablaha oo yaaban aya aku yidhi anigu weligay shaydaan maan arag , markaa sideen ugu eekaysiin?
Gabadha ayaa cadhootay oo ku tidhi isug, waxayna soo kaxaysay ninkeeda. Markii ay dahabalaha soo galeen ayuu ninkii ku yidhi usamee soo lacagtii maad qaadan? Si fudud ayuu dahabaluhu u yidhi waa yahay hadda ayaan gartay waan samayanyaa isagoo ujeeda “ Shaydaanka ay sheegysaaba waa ninkeeda, oo maan u eekaysiiyo isgaba”. Adigu fahan.