Sideed Ku Noqnaysaa Geesi?

0
327

Qabiiladan Fola  waxay  ku noooshahay meelo badan oo ka mid ah Afrikada galbeed iyo tan dhexe, waxayna ku hadlaan luqado kala duwan . Haddaba caadada qabiiladan si loo muujiyo inuu ninku yahay geesi waxa la sameeya isu soo bax weyn  kaasi oo ninka doonaya in la siiyo shahaadada geesinimada shaabug lala dhaco,.
Kooxda la dhacaysa oo ah koox tababaran ayaa go’aamisa inuu yahay mid guulaysatay oo la aqoonsaday geesi iyo aanu ka gudbin imtixaanki. Ninkan sawirka ka muuqda oo lala dhacayo shaabugaa, dhabarkiisa waxa ka muuqda barar xad dhaaaf ah haddana weli wuu adkaysnayaa si loo siiyo shahaadada geesinimada.

Leave a Reply