Ciqaabkii Dumarka Hadalka Badan

0
1223

Cilmi baadhis laga sameeyay dalalka Yurub ayaa raggu aad u neceb yahay dumarka hadalka badan, isla markaana ay dumarku iyaguna neceb yihiin ragga aamusan. Cilmi baadhista ayaa sheegtay in astaamaha ay dumarku raggu ku nacaan ay tan koowaad noqotay aamusnaantu iyo bakhaylnimadu tan labaad ahayd. Daraasad kale oo laga iyana laga sameeyay Ingiriiska ayaa cadaysay in ragga hadalka badani ay ka sheekaystaan oo keliya afar mawduuc halka dumarka hadalka badani ay ka sheekeeyaan 40 mawduuc wakhti keliya.
Dalka Ingiriiksa wakhtiyadii hore waxa jiray ciqaab lagu soo rogi jiray gabadha hadalka badan iyadoo madax loo gelin jiray qafas ilaa afka gaadhaya oo aanay ka hadli Karin.

Leave a Reply