Dhibaatada Shandada Gacanta Ee Dumarka

0
346

Dumar badan aayaa caado ka dhigtay shandada ay ku jiraan alaabooyin badani inay garabka sudhaan. Alabaadaasi oo laga yaabo ina aanay badankoodu daruuriga ahayn kuwaasi oo culasy ku keenaya . Dhowaan cilmi baadhis la soo saaray ayaa cadaysay inay shandadaasi garabka lagu qaato ay  keenayso xanuunada dhabar xanuunka iyo weliba xanuunada xubanaha iyo neefriyada. Waxaana ay kula taliyeen in haddii aanay iska deynayan dumarku shandadaasi aanay ku ridin alaabooyin culus.

Leave a Reply