Haweeney Dafirtey inay Xaday Ilme Yar

0
285

Maxkamad la saarayo qof dumar ah ayaa lagu eedeynayaa inay xaday ilme yar  ku dhawaad labaatan sano ka hor.
Haweenayda oo konton jir ah ayaa u sheegtay maxkamada inaysan danbi lahayn.
Ilmaha Zephany Nurse, ayaa lagu eedeynayaa haweenaydu inay ka xaday sariirta hooyadeed isbitaal ku yaala magaalada CapeTown sanadkii 1997-dii.
Waxay reerkeeda is heleen sanadkii hore kadib markii ay la saaxiibtay gabadh iskuulka dhigata oo ay isku eg yihiin.
Baadhitaan DNA oo la sameeyay ayaa lagu helay in labada hablood  ay walaalo yihiin.
 
 

Leave a Reply