Duqa magaalada Sarburins ee dalka Faransiiska ayaa soo saaray amar ah in aanay dhiman dadka aan haysan xabaalo lagu aaso oo tuuladaasi.
Duqa ayaa sheegay in Qofka amarkan u hogaansami waaya ee gees mara sharciga lagu qaadi doono lana ciqaabi doono.
Arrinkan ayaa noqday mid yaab leh, waayo waxa la garan waayay sida qofku dhimashada isaga ilaalin karo iyo ganaaxa ama ciqaabta la marinayo marka uu dhinto.