Taallada Cajiibka Ah Ee Aan La Garanayn!

0
368

magaalada Bern ee xarunta Swiss, waxa ku taalla taallo dheer oo yaab leh. Taasi oo noqotay mid cajiib ku riday dunida. Waxaana la sheegay in la dhisaiy sanadkii 1546. Waxase yaab noqotay sawirka ay muujinayso taalladani oo ah nin xoog ah oo ilma yar afkiisa ku sii waad sii uu cuno.
Isla markaana waxa gacantiisa kale ku  jira sawiro muujinaya caruur yaryar oo kale Waxaana la sheegay inay tahay taallo qadiimi ah dadka Switzerland ayaan awoodin in si sax ah in loo ogaado sheekada naxdinta leh ee taallladan aya xidhiidh la leedahay.

Leave a Reply