Dawada Xanuunada Ku Dhaca Ruuxda

0
642

Xanuunada ruuxad ku dhaca way badan yihiin waxaan ka mid ah istusnimada iyo inuu qofku jeclaado inuu caan noqdo. Isagoo waxa kasta raba in lagu amaano.
Rasuulka Allah (scw) ayaa yidhi “ Camalka yar ee istuska ahi waa sharki, kan colaadinya Awliyada Allah wuxu Allah (sw) ugu soo banbaxay dagaal. Allaha wuxu jecel yahay kuwa wanaagsan eek a cabsada ee qarsoon. Kuwa hadii ay maqan yihiin aan la tebin, haddii ay yimaadaana aan la garan. Qalbiyadoodu waa sidav faynuusyada oo kale oo meel kast ka saaray mugdi”   Islaamku wuu neceb yahay istusnimada.
Rasuulka ayaa xadiis kale ku yihdi :” Diintaada ka dhig mid daacad ah waxa kugu filaan doona camal yar” . Waxa loo baahn camal as too la qabanyo in Allah dartii loo qabto.
Xadiis:” Qofka muslinka ah ee beera geed ama daaq, shimbirtii iyo qofka wax ka cunab waxa ugu jira sadqad”  Waana marka uu Allah dartii u qabto beeristiisa.

Leave a Reply